Ibra oo sheegay in taarikh ay ka dhigi doonaan Camp Nou

Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in kooxda PSG ay awood u lee dahay in ay taarikh dhigto haddii ay ka adkaadaan kooxda Spain ee Barcelona lugta labaad ee tartanka kooxaha qaaradda Yurub Champions League quarter final tie.

Kooxda Faransiiska PSG ayaa u safreysa garoonka Camp Nou Arbacada berri, halkaas oo ay kula soo ciyaari doonaan kooxda Barcelona.

Labada koox ayaa barbardhac 2-2 ay ku kula tageen lugta horre ee tartanka oo ka dhacday mnagaalada Paris,

Kooxda hoggaamineysa horiyaalka Faransiiska waxa ugu yaraan looga baahan yahay adkaadto ama waxaa kaloo u furan in ay keesato labo gool oo ay ka dhilayaan kooxda Spain.

Haddii aan ka badino kooxda Barca waxaa hubanti noqon doonta in kooxda Faransiiska ay ku guuleesato tartanka koobka kooxaha qaaradda Yurub.

Laakin wuxuu yiri waa ay dhib badnaan doontaa wuxuu sidaas u sheegay bogga Globoesporte

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here