Howl lagu dhisayo Laami la saarayo Waddo Jowhar ku taalla oo maanta Bilaabatay

Howl lagu dayactirayo ama lagu dhisayo Laami ayaa waxa uu maanta oo Axad ah ka bilowday Gudaha Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.

Jowhar-Laami-1

Laamiga ayaa laga dhisayaa inta udhaxeyso Buundada ilaa Ajabka Shidaalka Xaafada Hanti wadaag waxaana dhisaya laamigaasi Hay’ada TIS waana wajigii labaad ee laami looga dhisayo Jowhar.

Hore Koontaroolka laga soo galo magaalada Jowhar ayaa la dayactiray oo laami la dhisay.

NAGA FILO SAWIRO KUSAABSAN LAAMIGA LAGA DHISAYO BUUNDADA ILAA AJABKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here