Hooyo Waxaan La Yaabay Koonfurta & Golabada Dhexe Kaliye Maxay Qaraxyada Uga Dhacaan?

Farshaxanka caanka ah ee Amiin Caamiir ayaa soo saaray maanta oo Isniin ah (11.11. 2013) Sawir uu uga hadlaayo qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho iyo Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Midnimo.com ayaa sawirkaas idiin soo qaaday waakan.

1459755_10152012794298308_1727606296_n

 

Haddaba Akhristow maxaa kaaga baxay sawirka?

Fadlan ra’yigaaga ka soo dhiibo.

1 COMMENT

  1. ASC

    waad ku mahadsantihiin soo xigashada sawirkan, sidoo waxaan leeyahay mahadi ha ka gaarto mudane Amiin Caamir oo ah abwaan xaqiiqo sheeg, waddani ah:

    intaas ka dib waxaa sawirkaan laga fahmi karaa arrin in badan oo degta koofurta Soomaaliya, dhexe iyo gobollada waqooyigaba ay ogyihiin ee ah in arrintan laga soo maleego Hargeysa iyo Garawe, oo labaduba ka nabad qaba masiibada ay dhaqaalaheeda iyagu bixiyaan si aysan dadka koofurta iyo bartamha u nasan,

    Soo jeedin:

    waxaan u soo jeedinayaa dadka koofurta iyo bartamaha Soomaaliya qodobadan:

    1- in qof kasta oo ka yimid labadaas magaalo dib loogu celiyo magaalooyinkaas,
    2- in maamul goboleedyo laga dhiso gobolada dhexe si nabadda loo sugo,
    3- in dadka dega Muqdisho ay maamushaan dekedahooda iyo airpoorradooda, waxa ka soo baxana uusan la qeybsan nin puntland ama Somaliand ka yimid,
    4- in adeegyada gancsi laga joojiyo gpbolladaas muddo hal sano ah ayaakaa is imaan doona,

    iga raali ahaada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here