Hiiraan: Xabad-joojin la dhex dhigay Beelihii ku dagaalamayay Baladweyne+Cod

BaladweyneXabbad-joojin ayaa la kala dhex-dhigay laba maleeshiyo beeleed oo maalmahan dagaallo ay ku dhexmarayeenn gudaha Magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya.

Dagaalladan ayaa sababay dhimashada in kadaban 10 qof.

Qaar kamid ah beelaha degan magaalada iyo ciidamada Djibouti ayaa ku guuleystay inay labada dhinac xabbad-joojin dhexdhigaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here