Hazard oo kusii dhawaanaya Real & Chelsea oo badalkiisa Napoli ka arkootaya

Marka laga yimaado in uu dhaawacan yahay bisha ugu horreysa ee xilli ciyaareed ka dambe, hadana Madrid wali wey xiiseneysaa Belgium iyada oo uu Perez loolan ugu jiro mar kale in la doorto.

WargeyskaThe Sun waxa ay qortay in £90 million ay Los Blancos ku dooneyso xiddigga.

Antonio Conte waxa uu badalka Hazard u bidhaansaday Lorenzo Insigne.

Blues waxa ay aaminsan tahay in ay garabka xulka qaranka uga soo hoos ciyaaray Conte ay ku heli karto dalab dhan £45 million.

Chelsea waxa ay miiska u soo saartay Hazard mushaar dhan £300,000 oo uu asbuucii qaadanayo balse wali wuu ka caga jiidayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here