Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay, Sirdoonka Dowladda KMG ah ayaa helay warbixino la xariira Hoggaamiyaha Shabaab Axmed Cabdi Ow-Maxamuud oo loo yaqaan Abuu Zubeyr kadib markii ciidamada Sirdoonka ay qabteen Haweeney u dhaxday Abuu Zubeyr balse sheegtay iney kala tageen.
Warbixintan oo dheer halkan ka dhameyso