Hargeysa: Qareeno Xukun lagu riday (Codad)

maxresdefaultMaxkamada gobolka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xukun isugu jira xadhig iyo ganaax ku riday afar qareen oo ku gudo jiray dacwad ku socotay kaaliyeyaal ka tirsanaan jiray maxkamada.

Gudoomiyha maxkamada gobolk ayaa VOA u sheegay inay xubnahani kiciyeen dadweynihii fadhiga maxakamda dhagaysanayay, islamarkaana ay ka dalbadeen inay maxkamda rabshaan.

Qareenadan la xukumay oo kala ah 1. Daahir Maxamed Faarax 2. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud 3. Xuseen Maxamed Fadal iyo 4. Jaamac Cali Ismaaciil ayaa ururka qareenadu xadhigooda ku tilmaameen sharci darro.

Halkaan ka dhagayso wareysiga Guddoomiyaha Qareenada Somaliland:

Halkaan ka dhagayso wareysiga Guddomiyaha Maxkamada Hargeysa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here