Doowlada hada katalisa wadanka Tunis, ayaa ku dhawaaqday in la’iibinayo hantidii ay ka carareen qoyskii Seynul Caabidin Bin Cali.
Doowlada ayaa soo bandhigtay wixii hanta uu lahaa madaxweynihii hore Tunis, kaasoo isaga iyo qoykiisa laba sano kahor u carararay wadanka Sacuudiga, kadib markii ay wadankaas kadilaaceen mowjadihii loogu magic daray “Kacdoonkii Carabta”.
Hantida qoyskii hore ee Bin Ali, ayaa lagu qiyaasay Malaayiin doolar, waxayna isugu jiraan, Baabuur kala duwan oo qaali ah, Dharka Xarakada, Mujoowharaad kala cayn ah, iyo waxyaabaha laysku qurxiyo.
Sawirada Hantida ay ka carareen qoyska Bin Ali:
