Hanti-dhowraha Guud: Doorashada Soomaaliya Ma Aha Ansax

2a2873f1-9ed4-49c4-aa62-b056650079ad_w987_r1_sHanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in doorashada waddanka ka socota ay hadheeyeen ficillo musuqmaasuq ah oo ay ka mid yihiin codadka oo la kala iibsanayo, ku takri-fal awoodeed iyo cabsigelin.

Waraysi khaas ah oo uu siiyey VOA ayuu ku sheegay inay diiwaangeliyeen ilaa lix kursi oo musharraxiinta haatan ku fadhida ay kusoo baxeen qaab sharci aan ahayn.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA-DA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here