HAMBALYO TAHNIYAD AROOS

Dhamaan dadkaan hoos ku qoran waxay u hambalyeynayaan Xusen Shekh Maxamed iyo Daahiro Nuur Maxamed Makaraan oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho.

ayeeyo jilaceey maxamed
ayeeyo boolo macalin maxamuud
ayeeyo toxobeey xasan cabdi
ayeeyo calaseey muumin
ayeeyo xabiibo muumin
aabe sheekh maxamed maxamuud
hooyo anbiyo cali xuseen
aabe nuur maxamed makaraan
hooyo khadiijo cumar cali
adeer cabdulle maxamuud iyo caruurtiisa
adeer cumar maxamuud iyo caruurtiisa
adeer yuusuf maxamuud iyo caruurtiisa
adeer cismaan maxamuud iyo caruurtiisa
adeer cabdulaahi bajaa iyo caruurtiisa
adeer maxamuud kaaraan iyo caruurtiisa
adeer mahad maxamed iyo caruurtiisa
adeer axmed maxamed makaraaniyo caruurtiisa
adeer maxamuud maxamed makaraan
adeer cali maxamed makaraan
adeer cumar maxamed makaraan
eedo xaawo maxamuud
eedo aamino maxamuud
eedo jamiilo maxamuud
eedo juweeriya maxamed
eedo shukri nuur cadde
eedo faadumo maxamed makaraan
eedo xaliimo maxamuud nuur
abti maxamed cali xuseen
abti cumar cali xuseen
abti xasan cabdule goleey
abti muuse ahmed hooley
habaryar xaawo cali xuseen
habaryar gaabo cali xuseen
habaryar xabibo cadow xuseen
habaryar faadumo cadow xuseen
habaryar saynab macalin
habaryar xaliimo cadow xuseen
habaryar hodan muuse qaboobe iyo gabdhaheeda ilhaam c/kariim iyo ismahaan c/kariim
habaryar maryan cumar cali
habaryar kaltuumo cumar cali
habaryar cuqiro cumar cali
habaryar dahabo xuurshe maxamed
habaryar caasho makaraan sheekh
habaryar mako abuukar macalin
habaryar cadaaney cali xamuud
aboowe cabdirahman sheekh maxamed iyo caruurtiisa
abaayo xafso sheekh maxamed iyo caruurteeda
abaayo fartuun sheekh maxamed iyo caruurteeda
abaayo farxiyo sheekh maxamed iyo caruurteeda
abaayo faadumo nuur maxamed iyo caruurteeda
abaayo sacdiyo macalin xamuud
aboowe cabaas sheekh maxamed iyo caruurtiisa
aboowe c/rashiid sheekh maxamed
aboowe ibraahiim sheekh maxamed
aboowe saalax cabdulaahi maxamuud iyo caruurtiisa
aboowe saleemaan candulaahi maxamuud
aboowe c/raxmaan cabdulaahi maxamuud
aboowe ismaaciil cabdulaali maxamuud
aboowe saciid c/laahi maxamuud
abaayo caasho cabdulaahi maxamuud iyo ilmaheeda
abaayo khadiijo cabdulahi maxamuud iyo ilmaheeda
abaayo maryan cabdulaahi maxamuud IYO duqeeda
abaayo faadumo c/laahi maxamuud
MAGACYADA ASXAABTA
c/raxmaan muumin (codeey)
ibraahiim ahmed (dandureey )
nuur xasan nuur ( nuur bukhaari)
sh yuusuf maxamud nuur ( balad gube)
c/rizaaq maxamed
c/dalla sheekh xasan (suud)
ismaaciil sheekh ibraahiim
jaamac maxamuud xasan
ustaad c/qaadir cibaar
salaad ceente kulmiye
yaxye cali qaasim (madaxeey)
shaafici ibraahiim
c.qaadir sheekh cumar ( canjeex)
sheekh cali shuuriye
abuukar shuuriye maxamed cali
DR c/raxiim sheekh cali
nuur cabdulle caadi cali jeer (nuur shiino)
maxamed xaaji xuseen ( madaale).

Dhamaan dadkaanwaxay u hambalyeynayaan Xusen Shekh Maxamed iyo Daahiro Nuur Maxamed Makaraan oo meherkoodu ka dhacay degmada Kaaraan ee magaaladaMuqdisho.

Waxaan leenahay noqda kuwi isku waara oo kala hela wiil iyo caano iyo gabar iyo caano.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

1 COMMENT

  1. 1- Mohammed Osman Yusuf Ingariis
    2- Yaxye Cali Qaasim
    3- C/Qadir Sheikh Cumar Canjeex
    4- Ibraahim Axmed Dandurei
    5- Abdirahmaan Muumin Codeey
    6- Xuseen Maxamed Cali Jeesoow
    7- Cabdulaahi Xuseen Maxamed Bakeyle
    8- Cabaas Sheikh Maxamed
    9- Maxamed xaaji Xuseen Tahriib
    10- C/raxmaan Cali Qaasim habuja
    11- Ayub Maxamed Farax
    Dhamaan dadkaan aa magacyadooda kor kusoo wada xusnay oo kala jooga dunida daafaheeda waxa ey halkaan tahniyad farxad leh ugu diraayaan caruuska iyo caruusada , aktarka iyo aktarada, farta iyo faraantinada Xuseen Maxamed Maxamuud ( Xusee Dheex) iyo Daahiro Nuur Maxamed Makaraan(Indho Uroon) oo uu meherkooda kadhacay Magaalada Muqdishu , waxaana ey leeyihiin isku waara , bash- bash iyo barwaaqo , wiil iyo caano , gabar iyo caano , guurkiina guur kheyr , gurigiina guri nagi Guuloow kayeel………

Comments are closed.