Halkee ayuu marayaa horyaalka kubadda kolayga?

Kooxaha ILS iyo Nationlin oo ku cayaaray garoonka Wiish
Kooxaha ILS iyo Nationlin oo ku cayaaray garoonka Wiish

Horyaalka kubadda kolayga ee Soomaaliya ayaa meel xasaasi ah maraya, waxaana kooxaha qaar ay ku dagaallamayaan in ay meel fiican ka galaan horyaalka xilli xilli cayaareedkan.

Cayaarihii ugu dambeeyay waxaa ka mid ah kooxaha ILS iyo Nationlink, waxaana ay ku kala baxeen 53 ilaa 46-gool oo ay kala dhaliyeen labada koox.

Kooxda ILS ayaa ku guusha ay raacday.

Cayaarta oo ka dhacday garoonka Wiish ee degmada Cabdicasiis waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan xiriirka kubadda kalayga iyo dadweyne fara badan.

Horyaalka kubadda kolayga ayaa soo gaaray wajiga abaad waxaana kooxaha ka qaybgalaya ayaa ku dedaalayaan in ay meel fiican gaaraan oo aaney u laaban wareega labaad

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here