Hadmaa kuugu danbeysay muuqaalka dhismooyinkii qadiimiga ahaa ee degmada Shibis ( Daawo Sawirada)

Degmada Shibis ayaa ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegaa in ay ku xigto degmooyinka kala ah Xamar Weyne, Shingaani iyo Cabdil Casiis.

Waxa ay leedahay dhismooyin wali taagan qarniyaal kuwaasi oo ka badbaaday dagaaladi cuslaa ee 2009 ilaa iyo 2011 ka socday magaalada Muqdisho ee dhex maray Al Shabaab iyo ciidamada dowlada oo kaashanaya AMISOM.

Maanta waxaa booqday Shibis sawirqaadaha Midnimo.com Sami Adow oo sawiradana noogaga soo qaaday.


By: Sami Adow

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.