Haddaa rabto inaad ka horeyso Asaagaa (Facaa)

Faarax Cowsh
Faarax Cowsh

Akhriste ka faa’ideeso 8-deedan qoddobo ee muhiimka ah:

1. Wax baro halka kuwa kale ay wahsanayaan

2. Tuko inta ay hurdaan.

3. Qorshe sameyso halka kuwa kale ay qayilayaan.

4. Is diyaari inta ay dib isu dhigayaan.

5. Dhageyso halka kuwa kale ay doodayaan.

6. Horay u soco inta ay hakadka ku jiraan.

7. Bilow inta ay iska baashaalayaan.

8. Dhoolacadee halka ay waji-kaduudsan yihiin.

W/Q:Farah Cawaash

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here