Ha fiirsanin hadaadan awoodin waa Sawiradii qaraxii maanta

Labo nin oo naftood huriyaal ah oo doonayay iney galaan hoolka shirarka uu ka socday ee Dugsiga Tababarka Booliska, hase ahaatee Ciidamaadii amaanka sugayay ayaa fashilayay oo toogtay dabadeedna sidaas ayey isku qarxiyeen.

Hadaba hadii aawadan awoodin ha daawan sawiro naxdin badan oo laga soo qaaday labadii nin ee is qarxisay. Waxaa goobta booqday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga Cabdisamad Macallin Maxamuud oo falkani ku tilmaamay mid waxashnimo ah oo ay fuliyeen dad lasoo qalday.

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here