Ha Fadhiisan Meelaha Qaar Muqdisho Cabsida Shacabka

maqaayadahaDadka arimaha Ciidanka wax ka yaqaana ayaa dawlada Soomaaliya waxay ku dhaliileen inay ku fashilantay xaqiijinta Amaanka Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Seddex Habeen Gudahood ayaa labo Qarax oo Ismiidaamin ah waxay ka dhaceen Labo Maqaaxi oo dadku ku caweynayeen waxaana ka dhashay qaraxyadaasi dhimasho iyo dhaawacyo dad shacab ah.

Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay isku wargelinayaan in meelaha Maqaaxiyadaha ama Baararka la iskugu yimaado aysan fariisan.

Al Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaaxiyadaha Oromo Caffee iyo Banarama ee ku yaalla Muqdisho iyagoo sheegtay inay ku dileen saraakiil ciidanka Dawlada Soomaaliya inkastoo Shacab badan ay ku le’deen qaraxyadaasi.

1 COMMENT

  1. UK-spying agency oo marka magaceeda la soo gaabiyo la yiraah GCHQ- ayaa ka dambeyso Qaraxaan…

    Waxana dalka ku jira sirdoonka dalka igiriiska iyo kuwa mareykanka…

    Waxaan waxa isticmaalo waa 2-adaasi dowladood sirdoonkoodka..

    SOOMAALIDA-da maxay sugayaan may ku banana baxaan aqalka N0-10 ee defied caameroon.. mise waxaan sugnaa waa inaan marka kasta dawano dadkeeno oo sidaasi naxariisdaradda ah loo galaayo????

    TANI WAXAA LO YAQAAN PRE-PLANNED ATTACK- WAXAYNA U ISTICMAALAAN, DOWLADDAHA Y U ARKAANA INEYSAN XAJISAN KARIN ARIMAHEEDA GUDAHA-
    GOOBAHA AY U ISTICMALAAN, WAA MUQAYADDA, GOOBAH DADWEYNAHA IWM. WAXAYNA UGA DAN LEEYIHIIN IN DHIBATADA MEESHA KA DHALTAA AY BADATO…

    LAAKIIN WAXAA XAQIIQO AH IN CADOWTINADDA NOOCAAN AH AY, tusineys shacabka naceybka loo qabo iney halaan xasilooni iyo amni.

    SOOMAALIYEEY WAA HURADAAN EE HURDADDA KA KACA!!!!!
    qofkasta oo soomali ah waxa la gudboon inuu warqad u qoro shirkada kore, ama aqalka dalkaasi looga taliyo.

    haddii aad tahay abukaate, dhaqtar,ganacsade iyo dhaman shacabka noocyadiisa kala duwan.. waa in LA SAMEEYO BANAANBAX DEG DEG AH oo looga cabanayo weerarkaasi waxuushinaadda ah…lagana dhii dhiyaa, lana garab istaagaa shacabka soomaaliyeed. gar ahaan kuwooda liita..

    isku soo bax deg deg ah.. iyo KA DHIDHIN INAAN SI NABA LAGU AQABLI KARIN, FALALKAASI WAXUUSHIMO EE BENI AADANINIMADDA KA BAXSAN…

    BANAANBAXA IYO GOOBAHA UU KA DHACAYO

    WESTIMINISTER ABEY-

    GCHQ HEAD QUATER –

    17-10-2014

    QOFKASTA OO SOOMALI AH WAA INUU TUSIYAAA DAREENKIISA IYO TAAGEERADIISA WALALIHIISA DULMAN…

    MAASIJYADDA,GOOBAHA GANACSIGA, IWM EE KU YAALA INGIRIISKA- iyagan waa iney iska fujiyaan caamerooyinka uGu dhagan goobhadooda,(spying cctv) oo ay leedahay GCHQ-taasi oo si joogta ah u daawadato…HA CAAWININ HADA WIXII KA DAMBEEYO..
    HADDI AY GOOBTAADA GANACSI KU DHEGAN TAHAY cct-GA FUJI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here