Guushii Ay Gabdhaha Kubadda Koleyga Dalkeena Ka Gareen Kuwa Dalka Qadar

Akhristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Ciyaartii ay Guusha ka gaareen ciyaartoyda gabdhaha Kubadda koleyga Qarankeena taasi oo ay ka adkaadeen gabdhaha kubadda koleyga dalka Qadar ciyaar ka mid aheyd tartanka dalalka Carabta ee ka soconaya magaalada Doha.

Radio Muqdisho