Guuleed: Ma aqbaleyno in Puntland 13 xubnood ku yeelato aqalka sare-Dhagayso

maxresdefaultMadaxweynaha maamulka Galmudug oo saakay dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu ku sheegay, ineey qaadaceen kana soo horjeedaan xubnaha dheeriga ah ee aqalka sare loogu daray maamulka Puntland.

Guuleed, ayaa dalbaday in dib u eegis lagu sameeyo arintaas, waxaana uu sheegay inuusan aqalka sare ku dhismi karin qaab nuucaas ah.

Halkan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here