Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Jowhar oo maanta laga sugayo Jowhar

_cabdiweli_jowhar_9Waxaa maanta oo Axad ah la filayaa inuu magaalada Jowhar yimaado Wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in Degmada Jowhar soo gaaro Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Degmada Maxamed Cali Muudeey.

Dad badan ayaa waxay isku diyaarinayaan soo dhaweynta Gudoomiyahaasi waxaana dhaq dhaqaaqyo lagu soo dhaweynayo sidoo kale ay ka socdaan Degmada Balcad ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.

Maxamed Cali Kalaay ayaa ka mid ah Aqoonyahanada kasoo jeeda Gobolka Sh/dhexe isagoo xil kasoo qabtay Dawlada Sacuudiga waxaana loo soo magacaabay Gudoomiyaha degmada Jowhar isagoo badeli doona Maxamed Amiin Cusmaan Caqiil.

Wixii kasoo kordho imaanshaha Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Jowhar dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here