Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Qabtay Shirkii Jaraa’id ee ugu horeeyay (Dhageyso)

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Qabtay Shirkii Jaraa’id ee ugu horeeyay

Guddoomiyaha Baarlamaanka  Fadaraalka Soomaaliya Proff Maxamed Shiikh Cismaan Aden (Jawaari)  oo shalay ku guuleystay in uu noqday Guddomiyihii ugu horeeyaya ee si cadaalad loo soo doorto muddo 42 sanno kadib.

Guddoomiyaha aayaa u hambalyeeyey ummada meel kasta ay joogaan iyo guusha la gaaray, gudoomiyaha ayaa sheegay in uu yahay gudoomiyhii ugu horeeyaya aan aheyn kulmeel gaar, wuxuu kaloo xusay in looga gudbin doono barlamaan ay shacbiga soo doortaan mustaqbalka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Proff Jawaari Dhgeyso Warsaxafadeedka Dhameystiran

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/08/jawaari.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here