Guddiga Doorashada oo laalay doorashada 2 Kursi oo shalay Jowhar lagu doortay

DucaaleWar qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, ayaa waxba kama jiraan laga soo qaaday doorashada 2 Kursi oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar, kuwaasoo kasoo jeeda Beesha Harti Abgaal.

Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Heer Federaal, ayaa lagu sheegay in labad Kursi ee Beelaha Agoonyar iyo Oowbakar laga doonayay in midkood loo qoondeeyo Haweenka inta aan Doorashada la gelin balse laga madax adeegay. waxaana Doorashadii kusoo baxay wasiiru Doowlaha Maaliyada Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Maxamed Abuukar Isloow “Ducaale”.

Halkan ka aqriso qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka:

1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here