Guardiola: “Ma samaynin isbadal”

Guardiola oo ka fikiriya isbadal uu ku sameeyo kooxda
Guardiola oo ka fikiriya isbadal uu ku sameeyo kooxda

Macallinkii horre Barcelona, ayaa su’aallo waaweyn ay dul saaran yihiin jaddib markii labada lug ee Semi-final-ka horyaalka Yurub ay Real Madrid looga adkaaday 5 iyo 0.

Tababbarre Guardiola, ayaa u qaaday Bavarians horyaalka Bundesliga xilli cayaareedkii ugu horreeyay, balse wuxuu qiray in cayaartoyda ay u baahan yihiin siddii ay isbadal u samayn lahaayeen.

“Waxaan lee yahay siyaad ii gaar ah taasoo aan u isticmaalay Hamburg iyo Stuttgart, ee Fiinalka DFB-Pokal ee sannadka soo socda,” Guardiola ayaa siddaas ku sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay.

“Halkan uma imaan in aan badalo dhaqanka kubadda cagta Jermalka, ma keensan fikrad ii gaar ah oo ku saabsan cayaaraha, haddii aan isku kalsooneyn kuma kalsooni waxa aan sameenayao” ayuu yiri markale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here