GOS oo ka qaybgashay shirweyne Shiinaha ka dhacay

Macallin Baarajab oo shir muhiim ah ka qaybgalay
Macallin Baarajab oo shir muhiim ah ka qaybgalay

Soomaaliya ayaa ka qaybgashay shirweyne iyo tababbar dhinaca cayaaraha oo ka dhacay dalka Shiinaha.

Waxaa uga qaybgalay Soomaaliya Tababare Cumar Cabduqaadir Baarajab oo xubin ka ah guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS.

Waxaa shirka iyo tababbarka looga hadlay sidda loogu diyaar garoobi lahaa tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha dhallinyarada (Youth Olympic Games) oo bisha August ee sannadkan ka dhacaya dalka Shiinaha iyo ka qaybgalaya kooxaha imaanaya tartanka ee adduunyada ka socda.

Haddaba waxaa ka hadlay kulankaas iyo Soomaaliya waxa ay la tagtay Baarajab oo macallin caalami ah una diinwan gashan FIBA.

Wuxuu sheegay in seminaarka iyo shirkii ka danbeeyey lagu soo qaadey qaabka uu tartankaasi ku billaaban doono,halka ay degi lahaayeen ciyaartoyda,sharciyada lagu maamuli doono tartankaasi caalamiga ah iyo arimo kale.

Si kastaba, guddiga olombikada Soomnaaliya ee GOS ayaa ku howlan ka qeybgalka tartankaasi ka dhacay dalka Shiinaha.

b

bilow

IMG_2199

IMG_2226

IMG_22011

IMG_22301

IMG_22332

Xuquuqda Sawirrada GOS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here