Goormaa kuugu danbeeysay Muuqaalka Cadaado{Sawiro}

Aqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo bandhigi doonaa Sawiro ka tarjumaya nabadda iyo horumarka magaalada Cadaado oo katirsan gobolka Gal-gaduud.

Sida aad ka aragtaan sawirada magaalada waxaa kajira dhismooyin casri ah aadna uquruxbadan, sidokale Cadaado waxay leedahay dhu beereed iyo dhir aad uqurxan kuna wacan daawashada.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here