Goobahii ciidamada dowladda ay la wareegeen (Sawiro)

Dagaalkii maanta dhexmaray ciidamada dowladda , AMISON iyo dagalaayahanada shabaabka ayaa gaaray Afgooyo, dhawaan ayaa waxaa nasoo gaaray muqaaladii meelaha la xureeyaya.