Glascow: Nin dilay Ganacsade Nabiga aflagaadeeyay oo ku baaqay..+Sawiro

asad-shah-supersplashTanveer Ahmed, oo 32, jir ah ayaa qirtay inu mindi ku dilay Asad Shah oo ku sugnaa goobtiisa ganacsi sababtoo ah waxa uu dareemay in uu dhibbanaha aflagaadeeyay Nebi Mohamed” naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaate.

Ninkani ayaa, waxa uu kuwa kale ku dhiirrageliyay  inay sidaas oo kale sameeyaan, farriinta codka ah oo u muuqata in lagu soo duubay xabsiga oo la sii daayay ka dib markii xabsi daa’in lagu xukumay.

Hadalka ugu dambeeyey Axmed, ayaa la galyay barta YouTube horaantii bishaan, wuxuuna u dabaal degaya inuu u diray Mr Shah “cadaabta “.

Mr Shah iyo qoyskiisa ayaa ka helay magangalyo dalka Scotland sanadkii 1990 ka dib markii ay ka soo carareen cadaadis dhanka dowladda Pakistan, halkaas oo Ahmadiska aan loo aqoonsaneen Muslimiin islamarkaana ay kala kulmaan takoor iyo weerarada hubaysan.

mr shah trubute
mr shah trubute
asad shah forensics
asad shah forensics

32ec68ac00000578-3527759-image-a-3_1460017078474 328c03b800000578-3520527-mr_shah_s_family_described_him_as_a_brilliant_man_and_a_beloved_-m-80_1459611034630

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here