Geerida Zenawe wax sameyn ah maku yeelan kartaa nabada soomaaliya

Maalintii shalay waxaa si rasmi ah loo shaaciyey loo shaaciyey in uu geeriyooday Raysal wasaarahii Ethiopia Meles Zenawe.

Mar aan ka xiriirnay mid ka mid ah waxgaradka soomaaliyeed ee aqoonta u leh Meles Zenawe  isagoo aan su’aalo badan ka weydiinay dhimashada Zenawe.

Cabdalle Muriidi Isaaq ugu horayn wax auu sheegay in siyaabo kala duwan loo fasiran karo, balse ay muhiim tahay in la ogaado in Meles uu kamid ahaa dadka ay ka degi la’dahay siyaasadda Soomaaliya.

Aqoonyahanka ayaa waxa uu ka hadlay dagaaladii ay Ciidamada gudaha Soomaaliya kula galeen midowgii maxaakiinta iyo kuwa ay hadda kuwa kula jiraan xarakada shabaab, waxaana taasi uu ku tilmaamay mid ay Itoobiya ku doonaysa in ay isaga difaacdo in ay dalkeed ku faafaan dagaaladaasi ee aysan ahayn mid ay ugu daneyso shacabka soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii Aqoonyahan Cabdalle Muriidi Isaaq ayaa Soomaalida waxa kula dardaarmay in ay danteeda garato oo aysan markasta ku xirnaan Ethiopia, isaga oo xusay in geerida Zenawe ay saamayn ku yeelan sidaasad ahaan Soomaaliya.

Sikastaba Malez zenawe ayaa la ogeen saameenta uu geeridiisa ku yeelan doonto hanaanka geedi socodka nabada soomaaliya wallow soomaaliya ey ka baxday KMG

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

Midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here