Garowe: Musharixiinta oo maanta khudbado jeedinaya

musharaxiinta puntland
musharaxiinta puntland

Musharixiinta u tartamaysa Xilka Madaxtinimada maamulka Puntland, ayaa lagu wadaa ineey maanta Khudabado kahor jeediyaan Baarlamaanka maamulkaas.

Ilaa 11 musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo buuxiyay shuruudaha looga baahnaa iyo 10 musharax oo u taagan xilka Madaxweyne kuxigeenka ayaa khudbado ka hor jeedinaya Xildhibaanada Baarlamaanka.

Musharax walbo, ayaa Khudbadiisa waxa uu kusoo koobi doonaa 40 daqiiqo, sida ay sheegeen Gudiga Doorashooyinka Puntland.

 

 

Halkaan ka dhagaayso warbixinta oo dhan:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here