Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la Xiray Shaqadiisii

Kadib weerar xoogan oo Ururka Al Sahbaab ku qaadeen maanta duhurkii Xarunta ugu weyn AMISOM ee magaalada Muqdisho ayaa waxa taasi ay keentay in la xiro shaqadii garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Cabsi la dareemay awgeed ayaa la xanibay shaqadii garoonka diyaaradaha Aden Cade Airport ee magaalada Muqdisho.

Garoonka Aden Cade airport ayaa waxa uu ku dhaw yahay Xarunta AMISOM ee Xalane oo maanta la weeraray.

Wixii faah faahino kasoo kordho dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here