Gareth Bale oo Xulkiisa Wales guul u Horseeday Kulankii Cyprus (SAWIRO)

Inkastoo Xulka Qaranka Wales ay 10 ciyaaryahan ku ciyaarayeen ayey hadana waxay guul dirqi ah ka gaareen Jaziirada Cyprus kulan katirsan isreeb reebka Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee dhici doona labo sano kadib (2016-ka).

Gool k mid ah 2-1 ay ku badiyeen Xulka Wales waxa dhaliyey Laacibka Real Madrid Gareth Bale iyadoona ciyaar adag ay dhexmartay labada xul si nasiib ahna ay Walesku ku adkaadeen.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRO LAGA SOO QAADAY KULANKAASI

1413231010027_wps_5_CARDIFF_WALES_OCTOBER_13_1413271969593_wps_13_CARDIFF_WALES_OCTOBER_13_ 1413271771354_Image_galleryImage_13_October_2014_European_ 1413271624019_wps_6_Gareth_Bale_of_Wales_cele 1413231039087_wps_9_Wales_Andy_King_is_sent_o 1413231013308_wps_6_Wales_Andy_King_2nd_R_is_

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here