Ganacsiga Afgooye oo soo hagaagaya (Sawiro)

Kadib markii ay ciidamada doowlada KMG iyo kuwa AMISOM degmada Afgooye kala wareegeen Dgaalyahanada Al-shabaab,ayaa waxaa gaabis kuyimid ganacsigii iyo dhaqdhaqaaqii kajiray degmadaas,balse hada ayaa waxaa suuqa degmadaas laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad uxoogan.

Suuqa lagu iibiyo xoolaha nuucyadooda kala duwan ayaa ah kan ugu dhaqdhaqaaqa badan,waxaana lagu iibiyaa Geela.Lo’da,Ariga iyo Dameeraha.

Xoolaha lagu iibiyo Suuqa Afgooye ayaa qiimo ahaan kajaban xoolaha lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho

Hadaba kusoo dhowaada sawiro aan idinkaga soo xulnay dhaqdhaqaaqa ganacsiga xoolaha ee kajira Suuqa Afgooye

 

 

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here