Ganacsade caan ahaa oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo cityWararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaaladasi nin ganacsade oo caan ka ahaa halkasi.

Ninkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Cabdulle Cumar (Dheere) sida wararka ay sheegayan.

Cumar Dheere ayaa la toogtay isaga oo ka soo baxay masjid ku yaala magaalada Gaalkcayo sida aan wararka ku helnay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here