Galatasaray 1 Chelsea 1

373029_herolKooxaha Galatasaray iyo Chelsea ayaa cayaar goordhow soo dhamamatay oo ka dhacday garoonka Turk Telekom Arena ee dalka Turkiga, waxa ay ku kala baxeen barbardhac 1 iyo 1.

Chelsea ayaa ku hor martay goolka, waxaana u dhaliyay Torres, daqiiqadii 9-aad qaybtii horre ee cayaarta.

Qaybtii koowaad waxaa labada koox ay ku kala nasteen 1 iyo 0 oo ay ku hoggaamineyso The Blues-ka.

Balse markii dib la isugu soo laabtay garoonka ayaa kooxda Turkiga, waxaa ay heshay goolkii barbardhaca waxaana u dhaliyay Chedjou daqiiqadii 65-

Afrika waxa ay soo saartay sannad kasta cayaartoy muhiim ah, waxaana ka mid ah Rabah Madjer, Kalusha Bwalya, Roger Milla, Abedi Pele, George Weah, Jay-Jay Okocha, Yaya Toure iyo Michael Essien.

Balse waxaa dad badan ay is weydiinayaan Drogba iyo Eto’o yaa cayaaryahanka ugu wanaagsan Afrikan xilligan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here