Gabdho isku abaabulay taageerada Dadkii laga Qabqabtay Eastleigh

isliiraafFardowsa Sheekh Xasan oo ka mid ah gabdho isku abaabulay taageerada dadka laga qabqabatay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa VOA uga warantay sida ay tahay xaaladda dadkii la qabqabtay.

Dadkan taageerada sugaya ayaa ku sugan saldhig booliis oo ku dhow gegida ciyaaraha ee Casarani oo ku yaalla duleedka magaalada Nairobi.

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhan:

 

3 COMMENTS

  1. walaahi waa wax laga xumaado in sidaas arxandarada ah na lakugu aruuriyo xabsiyada sanweyntii meel ayey nagu ogaatay insha allaah dowladeena way xoogaysandoontaa maalin aan maanta aheen ayaa africa ka aarsan doona ilahay idanki oo anagu madaxa uu noqon doona sii aan bari haamin jirnay

  2. maanta waa dadnima xumo maras teeni in sidaan loo galo waa dhiig wlhi kenya meel ayay nagu ogaatay in ay dadkeenii sidaan uu gasho tola ay waaay oo waay

  3. Dawlada ku-sheega Xasan Sheikh iyo xukuumada ku sheeg Cabdiweli Sheikh AHmed iyo Barlamaan laaluush qaateen iyo mooshin raadis oo uu gudoomiye maqaarsaar ka yahay Jawari aaway may u guntadaan dhibaatada Kenyaanka ku hayo umaddaas Somaliyeed.Tolow waxay ogyihiin in Marxuum Maxamed Siyaad Barre uu dhintay.Kenyan sidaasi uma duleyseen umaddeena.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here