Gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay Australia-Cod

F94226A1-93DB-4C78-B206-CF8DA30F00E7_w640_r1_sWararka ka imanaya Jaziiradda Nauru ee ku taalla badhtamaha Badweynta Pacific-gga ayaa sheegaya in Gabadh Soomaaliyeed ay is gubtay.

Gabadhan oo hadda isbitaalka ku jirta ayaa ka mid ahayd dad magan-galiyo doon ah oo dawladda Australia ay ku hayso jasiiraddaas, kadib markii ay doonyo sharci darro ah ku galeen Australia.

Dhawaan ayaa nin u dhashay dalka Iran uu sidoo kale isna isku gubay jaziiraddaas, isaga oo markii dambe geeriyooday.

Halkaan ka dhagayso wareysi ay VOA-da siisay Gabar goobjoog ah:

Xigasho: VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here