Gabadhii Soomaalida isku gubtay Nauru oo Australia loo qaaday

2048Haweenay Soomaali ah oo ka mid ahayd qaxootiga Soomaalida ee ku sugan jasiiradda Nauru ayaa la sheegay inay ku sugan tahay xaalad caafimaad oo adag kadib makrii lagu soo qalay ilmo kasoo hormaray xilligii uu dhalan lahaa.

Dadka qaxootiga ah ee jasiirada ku sugan ayaa sheegay in xaaladdeedu ay xuntahay sababtoo ah ma aysan helin adeeg caafimaad oo ku filan.

Dawladda Australia oo jasiiradda ku haysa qaxootia aysan doonayn ayaa usoo daad gureysay haweenayda iyo ilmaha ay dhashayba magaalada Brisbane.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here