Gaas: Puntland waxaa kusoo duulay Al-shabaab, Daacish,Galmudug iyo DF+Dhagayso

GaasMadaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/weli Max’ed Cali Gaas, ayaa sheegay maruu shacab badan oo isu soobaxay kula hadlayay gudaha degmada Carmo in dagaalka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay ka wada qeyb qaada nayaan Al shabaab,Daacish iyo Dowlada Federaalka sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmaamay in puntland ay ka hortagtay awooda has badan ee is biirsaday islamarkaana ay gacan ka heleyso shacabka ku dhaqan magaaladaas inkastoo badi ay ka barakaceen.

Halkan ka dhagayso hadalka Gaas:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here