Gaas: Khaatumo & Maakhir Puntland ayaa masuul ka ah

maxresdefault (1)Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa ku guuleeystay inuu isaga saxiixo Xildhibaanada Khaatumo kasoo galaya labada aqal ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya lagu soo doorto magaalada Garowe.

Shirka Madasha oo ay arintaan hareysay maalmo badana dib u dhigtay, ayaa ugu dambeyn Puntland ku guuleeysatay in dhamaan Beelaha Daarood ee Waqooyiga Soomaaliya lagu soo xulo Garowe, waxaana ugu dambeyn saxiixaya Cabdi wali Gaas.

Cabdiwali Gaas, waxa uu ka dhawaajiyay inuusan aqoonsaneen wax layiraa Khaatumo iyo Maakhir, deegaanadaasina ay ka taliso Puntland.

Halkan ka dhagayso hadalkiisa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here