Gaas: Cali Khaliif wuxuu qabaa Xanuun jecleysiiya kuwa dhiba

IMG_1073-1Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa ku tilmaamay Cali Khaliif Galeyr inuu yahay qof xanuunsan oo uu hayo cudurka jeclaysiiya cidii dhibaateynaysa , Islamarkaana uu ku jeclaaday Somaliland cayr-sashadii badnayd ee ay kula kaceen.

Hadalka Madaxweyne Gaas ayaa kusoo beegmaya xilli maalmihii lasoo dhaafey si weyn loo hadal hayay wada hadalo ka dhex bilowday Somaliland iyo Khaatumo.

Halkan ka dhagayso hadalka Gaas:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here