Gaadidka 2 iyo Savana 0

koonis1Waxaa goordhow soo dhammaatay cayaar adad oo ka tirsan tartanka kubadda cagta Soomaaliya.

Cayaarta oo ka dhacday garoonka Koonis ee degmada Cabdicasiis, waxa ay dhexmartay kooxaha Gaadidka iyo Savana.

Labada koox ayaa qaybtii horre ku kala baxay 0 iyo 0, in kastoo ay iska lumiyeen fursado loo fishay golal.

Qaybtii labaad oo isbadal ay sameesay kooxda Gaadidka ayaa waxa ay ku dhalisay 2 iyo 0, siddaas ayeena cayaarta ku dhammmaatay.

Kooxda Gaadidka ayaa siddaa ku leh siddeed dhibcood, in kastoo ay ka mid tahay kooxaha ugu hooseeya horiyaalka.

Kooxda Savaana ilaa hadda waxa ay lee dahay hal dhibic, waana kooxda ugu hoseesa horiyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo ay ka qaybgalayaan ilaa siddeed koox.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here