Funaanada Halyeeygii hore ee Roma oo la gudoonsiiyay R/wasaaraha Canada+Sawiro

Halyeeyga kooxda AS Roma ayaa shalay dheeley kulankii ugu dambeeyay ee kooxdiisa Roma, isagoo sagootin ay ilmo badani ku daatay la qaatay taageerayaasha AS Roma oo soo buuxiyay gegada Stadio Olimpico.

Trudeau ayaa dhowaanahan joogey Talyaaniga, waxaa funaanadda Er Pupone guddoonsiiyay guddoomiyaha CONI ee Giovanni Malagò.

“Wuxuu laftiisu toos u daawanayay sagootintii Totti wuxuuna ii sheegay inay ahayd arrin naadir ahayd, waayo waa halyeey caalami ah,” ayuu Malagò kasoo koobiyay hoggaamiyaha Canada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here