Forlan oo weerar ku qaaday kooxdiisii hore Inter

Weerar yahanka kooxda Uruguay Diego Forlan ayaa cambaareeyay kooxdiisii horre ee has criticised Inter Milan, wuxuu yiri waxa ay iila dhaqantay qof la yaso.

Ciyaaryahankan ayaa yimid kooxda Inter sannadkii 2011, isagoo markaas ka tagay kooxda Atletico Madrid, wuxuu u dhaliyay labo gool 18-kulan oo horiyaalka 18 Serie A kazoo muuqda.

“Waan ogahay wax yaabaha uga tagay kooxda Inter. Waxaan rabaa in aan dhaho qof walba macsamaalo, laakin  dadku yeesan soo wicin taleefonkeyga,” 33-jirkan ayaa u sheegay warkan bogga  Four Four Two.

“Waxaan rabaa in aan u sheego qaar ka mid ah maamulka kooxda in ay yihiin kuwa aad u xun  marka fariintayda waa ay iska cadahahay sii fiican iima soo dhaweyn marka Ivan Cordoba,” ayuu yiri

Xidiggii horre ee kooxaha Manchester United iyo Villarreal ayaa sheegay in dalka Talyaaniga muddada uu joogay ay hamiga kubadda cagta ay ka dhimatay, laakin wuuxu yiri hada oo aan joogo dalka Brazil aad ayaan ugu qanacsanahay waxa aan qabtay.  “Kubadda cagta wali waa nolashayda,”ayuu markale yiri he said.

Ciyaaryahanka ayaa ammaanay xidiggo u ka soo garab ciyaaray sida Luis) Suarez, Sergio) Aguero, Ruud) van Nistelrooy, Juan Riquelme iyo Leandro Damiao iyo tababarayaashii kooxaha sida Sir Alex Ferguson iyo Manuel Pellegrini.”

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here