Fernando Torres oo 7 sano kadib ku laabtay Kooxda Athletico Madrid (SAWIRO)

Laacibka Reer Spain Fernando Torres ayaa 7 sano kadib ku laabtay Kooxda  Athletico Madrid taasi uu kusoo bar baaray muddo 12 sano ahna uu kasoo ciyaarayey.

Torres oo 30 jir ah ayaa ku fashilmay Kooxda Ac Milan oo dhawaan Chelsea ay iskaga iibisay waxaase uu hal sano iyo bar oo Amaah ah ku joogi doonaa garoonkii uu kusoo caan baxay ee Athletico Madrid.

Tijaabada Caafimaadka ayuu saaka oo Arbaco ah waxa uu umaray Torres Naadiga Athletico Madrid.

24586AE700000578-2892601-image-a-2_1420036353452 245049B700000578-2892601-image-a-7_1420036617467 245578C600000578-2892601-image-a-16_1420036770689

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here