Ferguson: Majirto wax ciyaartoy ah oo aan iibineyno

Tababaraha kooxda Manchester United,  Sir Alex Ferguson ayaa shaaciyay in aan wax ciyaartoy la iibin doonin xilli ciyaareedkan.

Wayne Rooney, Nani iyo Javier Hernandez  ayaa la shaaciyay in ka dhaqaajin doonaan kooxda toddobaadka.

“Ma jirto wax qorshaha noogu jirra oo ah in aan iibino ciyaartoy,” sidaas waxaa yiri Ferguson.

“Xaqiiqo ahaan ma jirto baahi ah aan u qabno in aan iibino ciyaaryahan.

Nani wuxuu ciyaaray toddobaadkii dambe Arsenal wuu wanaagsanaa.

Ferguson ayaa sidoo kale xaqiijiyay in wax horrumar laga gaarin wadaxaajoodka ku saabsann ciyaaryahanka reer Portugal, kaasoo u muuqda in uu ka dhaqaajin doono United, laakin warka ku saabsan Nani ma faahfaahin.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here