Faransiiska oo kaguuleeystay xulka Ukrine kadib 8sano(Daawo sawirada)

Xulka faransiiska ayaa gaaray guushiisii ugu horeesay ee tartanka EURO 2012 kadib markii ay 2-0 kaga adkaadeen xulka Ukrine.

Ciyaartii xalay ee uu faransiiska ka guuleeystay ukrine waa ciyaartii 23aad oo xiirira oo aan dhinacooda dhulka ladhigin xulka faransiiska tan iyo markii uu xilka tababaranimo lawareegay Loran Blanc.

Guushii xalay ay faransiiska gaareen waxa ay kadhigantahay guushii koowaad ee ay ka gaaraan EURO tan iyo sanadii 2004 markaasoo ay 3-1kaga adkaadeen xulka swezerland.

 

saami Addow