Fanaaniin Muqdisho tegay oo Hargeysa lagu xiray

Fanaaniinta xidigaha Geeska
Fanaaniinta xidigaha Geeska

Fannaaniinta la xiray ayaa kala ah Nimcaan Cabdiraxmaan(Nimcaan Hillaac), Xamda Cabdikariin (Xamda Queen), Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) iyo Cabdiraxmaan Caydiid Oday.

Weli mas’uuliyiinta Somaliland kama hadlin sababta rasmiga ah ee fannaaniinta loo xiray balse guddoomiyaha fannaaniinta Xidigaha Geeska oo la hadlay VOA Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa sheegay in sababtu ay tahay maadaama ay fannaaniintu bandhig fanneed ku soo dhigeen magaalada Muqdisho.

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa sheegay in fannaaniintu aysan wax siyaasad ah ku lug lahahyn.

Wareysiga Abwaan Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo dhammaystiran hoos ka dhageyso.

2 COMMENTS

  1. Fanaaniinta xabsiga. Mandheera ayaa. Dhaqan celin loo. Geynayaa. Waayo qadiyadi somaliland. Ayey murangeliyeen calankii soomaaliya. Ayey. Huwadeen cigaal. Shiidaad. Waxuu. Yiri. Waddo. Halaqmareen iney noqotaan. Ka baqayaa

  2. Somaliland waxaa isaga dhex qaldamey qadiyadda somaliland & Xoriyadda & xuquuqda qofnimadda.

    SOMALILAND- waa iney xoryadooda u soo celisaa fanaanta. Fanaanta Waa caalami shaqadooduna waa iney ka shaqeeyaan wixii wanaag ugu jiro Umadda Soomaaliyeed oo dhan. Somaliland-na waa qeyb kamid ah Bahweynta Soomaaliyeed. Fanaanta Waa dad ka keliyah ee isku keeni karo..in soomaliya soo cesheto Midnimaddii & walaaleynta shacabka Soomaaliyeed ee aan si-naba ku kala maarmin haba lagu kala maarmin haba ku kala duwanaadan dhanka fikirka. Laakiin waxaa Hubaal ah in umadda Soomaaliyeed Dal & Dibadd-ba aysan ahay Shacab kala maarmo.

    Fanaaniinta waa in si dhaqso ah ay ku helaan Xoriyadooda, raali gelina-na laga bixiyaa sida qaldan ee loogu tuntay xuquuqda fanaanka.

    Waad mahadsan tihiin.

    Somaliland-is part of Greater federal of Somalia.

    Somalia = One nation.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here