Falanqayn Horiyaalada Yurub ciyaarihii dhacay

Akhristayaasha sharafta leh ee ku taxan shabakadda Midnimo.com, waxaan u soo gudbineynaa tatiijooyinka ciyaarihii xaley iyo shaley ka dhacay qaaradda Yurub.

Haddii aan ku billowno horiraalka dalka England -ee  Premier League waxaa dhibcaha sii kordhisatay kooxda Man U markii ay 4 iyo waxba kaga adkaatay kooxda  Norwich C:

Goolasha kooxda Man U waxaa kala dhaliyay     S. Kagawa,   S. Kagawa W. Rooney.

Man U waxa ay hadda is ka leedahay

Ciyaaraha kale waxa ay u dhaceen

03:17    March 2
FT    Chelsea    1 – 0    West Bromwich A.
FT    Everton    3 – 1    Reading
FT    Manchester U.    4 – 0    Norwich C.
FT    Southampton    1 – 2    Queens Park R.
FT    Stoke C.    0 – 1    West Ham U.
FT    Sunderland    2 – 2    Fulham
FT    Swansea C.    1 – 0    Newcastle U.
FT    Wigan Athletic    0 – 4    Liverpo

Sida loo kala hoggaaminaayo horiyaalka

Position Team Played Goal Difference Points
View full table
No movement 1 Man Utd 28 37 71
No movement 2 Man City 27 26 56
No movement 3 Chelsea 28 26 52
No movement 4 Tottenham 27 15 51
No movement 5 Arsenal 27 22 47
No movement 6 Everton 28 9 45
Moving up 7 Liverpool 28 19 42
Moving down 8 Swansea 28 5 40
Moving down 9 West Brom 28 1 40
No movement 10 Fulham 28 -5 33
No movement 11 Stoke 28 -7 33
No movement 12 West Ham 28 -9 33
No movement 13 Norwich 28 -18 32
No movement 14 Sunderland 28 -7 30
No movement 15 Newcastle 28 -11 30
No movement 16 Southampton 28 -12 27
No movement 17 Wigan 28 -22 24
No movement 18 Aston Villa 27 -26 24
No movement 19 Reading 28 -20 23
No movement 20 QPR 28 -23 20

Horiyaalka dalka Talyaaniga Italy – Serie A waxaa laga ciyaaray hal kulan
March 2
FT    AC Milan    3 – 0    Lazio

Milan waxaa labo ka mid ah goolasha u dhaliyay    G. Pazzini    goolka kale waxaa dhaliyay  K. Boateng

G. Pazzini
[2 – 0] K. Boateng

Horiyaalka Spain ee Primera Division ayaa kulankii ugu adkaa waxaa isku arkay labada kooxd ee ugu waaweyn ee Real Madrid iyo Barcelona.

Waxaa markale laga badiyay kooxda Barcelona , goolka oo ay ku hormartay kooxda Real waxaa u dhaliyay K. Benzema , laakin waxaa soo barbareeyay L. Messi .

Sidaas oo ay tahay ayaa waxaa goolka guusha Real u dhaliyay Sergio Ramos.

Ciyaaraha kale waxa ay u dhaceen sidan
March 2

FT    Deportivo La Coruna    0 – 0    Rayo Vallecano
FT    Osasuna    0 – 1    Athletic Bilbao
FT    Valencia    2 – 2    Levante
 

Horiyaalka Germany – Bundesliga Iwaxaa loo ciyaaray sidan.
04:17    March 2
FT    Borussia Dortmund    3 – 1    Hannover
FT    Hamburger SV    1 – 1    Greuther Furth
FT    Nurnberg    1 – 1    Freiburg
FT    Werder Bremen    0 – 1    Augsburg
FT    Wolfsburg    1 – 4    Schalke
FT    Bayer Leverkusen    2 – 1    Stuttgart
 

France – Ligue 1

04:17    March 2
FT    Reims    1 – 0    Paris S.G.
FT    Bastia    1 – 0    Ajaccio
FT    Lorient    1 – 1    Valenciennes
FT    Saint-Etienne    4 – 0    Nice
FT    Sochaux    1 – 2    Nancy
FT    Toulouse    0 – 0    Evian Thonon Gaillard

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here