Faallo:Isdiidka Dawladda iyo Al-Shabaab‏

Dagaal yahanno Al-Shaabab daacad u ah
Dagaal yahanno Al-Shaabab daacad u ah

Dawladda Soomaaliya iyo Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah ee al-Shabaab waxa ka dhaxaysa dirir dhinacba dhanka grönkål ku yahay duulaan ah i u dhulka ka wadda qabsaddo, Maxay isku haystaan? Haba är haysteene maxay u jirri wayday wadda heshiin qaadasho labadda dhinac dhex martaa? Maxay yihiin waxa aan laga heshiin Karrin ee darran ee dhexdooda ahi.

Qormaddaan ayaynnu iskula waddagaynaa mitten aan u arko tan aan laga wadda heshiin Karrin ee sabab u ah i dhinacba dhanka grönkål uu UGU tallamo i uu cirrib tirro oo dummiyo, INTA aynnaan dul tagin ISKA soo horjeedka aynnu Dawladda iyo al-Shabaab mabaadiida ay kala wataan ee Lidka isku ah ee ah halka Salka u ah dagaalkoodda.

Dawladda. Dawladda Villa-Somalia waxay ku dhisan nidaamka loo yaqaano Cilmaaniga (Scularism), Cilmaaniga ay dawladda Villa-Somalia ku dhisan tahay waxaa Lagu qeexaa, Kala barax yeelidda diinta iyo dawladnimadda.

Dawlad ku dhisan caqliga, Laguna garto xakunka dambiyadda dadku galaan, Cilmaaniga oo Lagu garto i dawladdaasu tahay Ayaa ah i qofka dambiga Galla Lagu qaato xeer caqligu dajjiyey, XEERKA CIQAABTA.

Taasu waxay caddaysay i dawladnimaddaasu tahay mid ku dhisan Cilmaaniga meeshana ka saartay diin iyo dawladnimo isa sitda.

Dastuurka Soomaaliya Kolka aad eegto waxaa uu u dhigan yahay mid Cilmaani ah oo awoodda siinaayey Dadka, middaas oo ah i dadku go’aansaddaan isku xakunka dambiyadda dadku galaan.

Dawladda Soomaaliya oo ah dawlad cilmaaniga ku dhisani waxay u hoggaansan tahay aragtidda ah Diinta iyo dawladnimaddu dörr iskuma leh, sidaas Sarre ku soo aragnayna waxaa qeexaaya, Xeerka Ciqaabta oo Meesha ka saaraaya i diintu xakunka riddo, badalkeedana waxaa loo xakuntamayaa caqliga.

Al-Shabaab. al-Shabaab waxay ku dhisan tahay hab islaami ah oo loo xakun Tammo diinta, taasu waxay Meesha ka saaraysaa Cilmaaniyadda oo diinta iyo dawladnimadda ISU diiddan i ay dörr Isku yeeshaan.

Waxaa Lagu caddayn karaa HAB xakunka dambiilaha ee ay al-Shabaab u xakumaan qofka dambi diintu ka gudkiisa jiddaysay ku dhaca.

Waa Koox u taagan isku xakunka diinta, page aynnu ka Aragno ee ah qof ayay gacanta gooyeen, mid grönkål ayay rajmiyeen (Dhagax ku dil) oo ah faraallo dambi xakunkiis ah oo diintu farayso dadkeedda.

Scularims (Cilmaaniyad)

Cilmaaniyad sidaan Korba ku soo aragnay waa. kala duwida diinta iyo dawladnimadda.

Cilmaaniyaddu waxay lock ku tahay diimaha dunnida oo ay ka qaadaysaa doorka diintu ku yeelanayso dawladnimadda, si gaar ah diinta islaamka qaybteedda dambi ka gudka qofka dambiilaha ah oo diinta Islaamku xakumo u jiddayso dambiilayaasha Galla dambiyadda xakunka leh ayay Cilmaaniyaddu leedahay diinta laguma eeggi karo dadku siday u dhaqmayaan ee waa i ay samaystaan ​​xeerar xakunka jiddeeya oo caqligu garto.

Diinta Islaamka. Diinta Islaamka waxay leedahay dörr u xakuntamid dambiyadda intoodda diintu u jiddaysay i qofka dambigaas Galla uu marro tabtaan Alle u dajiyeey, ma Ahan mitten marnaba laga Tagi Karro taasu oo waa faraal Samaawi ah.

Cilmaaniyadda oo lidkeeda ah Ayaa diidan i dörr diimeedkaas diinta Islaamka ee ah xakunka dambiga, waxaynna qabtaa Cilmaaniyaddu i doorkaas xakun ee diinta Lagu doorriyo xeer xakumeed garashaddu dajjiso.

 Är diidka dawladda iyo Al-Shabaab.

Isdiidka dawladda Iyo al-Shabaab halkaas ayuu ku orrooraa, waana arrinta UGU xassaasisan ee ay isku haystaan. Baraawe waxa aka jirra nidaam loo xakuntamo Diinta, Halka Muqdishona ay ka jirto xeerka ciqaabtu oo ah i loo xakuntamo page Cilmaaniyaddu farayso Dadka qaata ee ah halla dajjisto xeer dambiilaha qabanaaya.

Falka Al-Shabaab sameeyaan ee ku Aadan dambi ka gudka qofku waa mitten jidki Alle SWT jiddeeyey loo Marray (Xaakimku qofka uu ku ridday armuu ku qaldamay mise waa ku suggay oo waa sax waa dood grönkål).

Dawladduna waxay fullinaysaa oo falkeeda xakunku yahay Kan caqligu go’aamiyey, Sida ku cad maqalka Xeerka ciqaabta ee aynnu maqalo.

Halkaan weeye är-haysashadda aan la isaga tanaasuli Karrin, al-Shabaab ma ogolla i loo xakuntamo caqliga, dawladda Soomaaliyana waxay isu haysataa mid Saxån oo xeerka ciqaabta ee u dajisan ayay u aragtaa i uu yahay mitten saxsan.

Dawladnimadda iyo diinti isma soo gallaan ayay ku shaqaynaysaa Dawladda Soomaaliya, taas Al-Shabaab marnaba ma yeelayaan.

Kolkaas dawladda iyo Al-Shabaab ma isa soo horfariisan karraan, sababta oo ah kooxina Samaawigu ma suuli Karro oo caqligu ma leh xakun dajjin ayay qabtaa, kooxda kalena waxay haystaan ​​diinta iyo dawladnimaddu waa i ay kala barxannaadaan.

 Nuxurayn.

Dawladda Xeerka Ciqaabta Ayaa dambiilaha qabanaaya, taas oo salkeedu yahay Cilmaaniyadda. Al-Shabaab, Diinta Ayaa qabanaysa qofka dambiilaha ah, Diintaas oo ka TIMI Xagga Alle SWT.

Waa är diidka Labada Dhan, mana u muuqan Karto mitten la isaga soo dhowaan Karro, si gaar ah al-Shabaab ma tanaasuli Karaan.

är-haysasho

Macnaynta. Cilmaaniyaddi oo diimmaha ku riddaysa sanduuq hooseeya, taas oo ah mid loogu talagay i diimmaha laga saaro dawladnimo uga fakarka, waana habka uu Scularimsku qabo, waxaynnu Hoos joojinay Xassan Sheekh Maxmauud.

Hoos jooga Xassan Sheekh ayay ka dhigan tahay i dawladda uu Madaxwaynaha ka yahay ku shaqaynayso kala duwidda Diinta iyo dawladnimadda.

Dhanka Kale waxaa ah Kitaabta Quraanka Kariimka ah oo gacmo pappa kor u hayaan oo ka dhigan diintayadda waa i aan u xakuntanaa, Marna kama suulayno u xakuntankeedda, mana qaadanayno i Cilmaaniyadda, waxay Hoos joojinay Sawir Lagu sheego Axmed Godane, Amiirka Al-Shabaab.

Hoos jooga Axmed Godane Hoos joogo gacmaha quraanka kor u taagaaya Ayaa ka dhigan i uu yahay mid dhanka diinta u raacsan.

 Dhamayn.

Dawladnimadu ku dhisan habka Dunnida Galbeedku hormuudka u yahay ee Cilmaaniyaddeed ee ah diinta iyo dawladnimaddu dörr isku leh weeye midda dawladda Soomaaliya ku dhisan tahay, Xeerka Ciqaabtu waa dambiilaha qoddobka qabta, waxanaa sameeya garashadda qofka.

Alshabaab waxay u taagan yihiin taas liddigeeda oo ah dawladnimo ku dhisan Islaaamnimo ayuu yahay doonitaankayagu oo ah mid tilmaamaysa i Alle SWT leeyahay xakunka ee aan bulsho Muslimska ahi go’aansan Karrin dambiile ku xakunka xeer caqliyeedkooda, diinta ka soo horjeedda ee Aayaadka xakunka dambiga ku Lidka ah.

W/Q: Idiris A. Dooxa-joog

2 COMMENTS

  1. waxa wanaagsan qofku marka uu wax qorayo inuu waxaas uu ka hadlaayo aqoonteeda leeyahay si qoto dheerna u yaqaano. marka ninkan waxaan kor ku xusan qoray waxa uu ka tarjumayaa jaahilnimada haysata kuwa isku sheega Alshabaab,laakiin waa ALSHAYAADIIN. Jaahilnimadooduna gaarsiisay inay u shooaqeeyaan Yuhuud iyo reer Galbeed, iyagoo aan ogayn,oo intii lacag yar la soo siiyo lagu dhaho soo laaya Culimada iyo Caqliga Soomaaliyeed si ay isugu soo haraan dad wax ma garato ah ka dibna laga fushado ujeedooyinka Yuhuudu wadato.

  2. sxb waxa diinta wato waa dowladda waayo culumadi soomaaliyeed oo dhan baa la wada socda sxb waxaan kaloo kuu sheegaa rajmi iyo gacan goyn ma godanaa wato mase cali dheere aa wato waxaan kaloo kuu sheegaa imisaa disheen.kaada faalada soo qoray is qarxiskane diinta maxey ka tiri soo naarta la gu waarimaayo kii naftiisa dilo ina godane diin hadii oo noo wado gurigiisa haka soo bilaabo caruurtiisa meel nabad ah ayeey joogan.marka kuwi xamar ay qarxi haayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here