Illaa 21 musharax ayaa u tartami doonto xilka Madaxweynaha Putnland halka ay 11 kalana u tartamayaan xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland sida ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Puntland.
Doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa loo qorsheeyay in ay dhacdo 8-Bishan oo ku beegan Talaadada soo socda waxaana lagu wadaa in Berri oo ah 7da Bisha Janaayo ay xildhibaanada Puntland dhagaystaan qudbadaha Musharaxiinta.
Halkan hoose ka aqriso Magacyada Musharaxiinta Puntland;