Faah-Faahin: Soomaali Maxkamad lagu saaray London

PA-Feb-6--Zakaria-Bulhan-court-caseMaxkamad ku taalla London ayaa la horkeenay wiil 19 jir oo asalkiisu Soomaali ahaa, kaas oo loo heysto eedeymo la xiriira in uu middi ku dilay haweeney Mareykan ah bartamaha London toddobaadkii hore, isagoo dhaawaceyna shan kale.

Zakariya Bulhan, oo heysta dhalashada dalka Norway ayaa loo heystaa dilka Darlene Horton, oo 64 jir aheyd iyo waliba eedeymo kale oo la xiriira isku dey dil illaa iyo shan qofood.

Darlene-Horton

Zakariya ayaa dad midi ku weeraray Arbacadii fagaaraha London Russel, waxaana halkaasi markii gaaray booliis hubeysan.

Israeli Yovel Levkowski, 18, was slashed across the hand with a kitchen knife last night as she approached the suspect, 19, believing he was fleeing a terror attack himself. The killer, a mentally ill Somali who came to the UK from Norway in 2002,  stabbed to death a US citizen in her 60s and knifed five others including Miss Levkowski. Facebook pictures
Israeli Yovel Levkowski, 18, was slashed across the hand with a kitchen knife last night as she approached the suspect, 19, believing he was fleeing a terror attack himself.
The killer, a mentally ill Somali who came to the UK from Norway in 2002, stabbed to death a US citizen in her 60s and knifed five others including Miss Levkowski.
Facebook pictures

Saraakiil ka tirsan booliska London ayaa sheegay inaysan wali kala caddeyn in weerarkaasi wax lug ah uu ku lahaa argagixisanimo, waxayna sheegeen in Zakariye uu xanuunka dhimirka qabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here