Faah-Faahin kulanka caawa dhexmaraya Barcelona iyo Bayern

Caawa waxaa ciyaari doonaa kooxaha Barca iyo Bayern Munich, waana ciyaartii labaad oo ay ku yeesheen tartanka kooxaha qaarada Yurub ee Champions League

Kooxda Catalaniga ayaa horrey looga soo badiyay 4-0 garoonka kooxda Allianz Arena, kuwaasoo kala dhaliyay Mario Gomez, Arjen Robben, Thomas Muller oo labo gool dhaliyay.

Ciyaaryahan Pique iyo macalinkiisa Tito Vilanova waxa ay lee yihiin waxaan 100% kiiba aan ku kal soonahay in aan ku badino caawa Camp N.

Haddaba caawa Barcelona waxaa laga yaabaa in ay ku ciyaarto qaabkan, 4-3-3) waxa ay garoonka ku soo billaabi doonan: Valdes; Dani Alves, Pique, Bartra, Adriano; Busquets, Xavi, Iniesta; Rodriguez, Villa, Messi.

Dhinaca waxaa laga yaabaa in ay ku ciyaarto qaabkan, 4-3-3) waxa ay garoonka ku soo billaabi doonan Bayern Munich, 4-2-3-1): Neuer; Lahm, Dante, Boateng, Alaba; Schweinsteiger, Gustavo; Robben, Müller, Ribéry; Mandzukic.

Waxaa ciyaartan garsoori doonaa: D Skomina oo u dhashay dalka Slovenia.

Si kastaba,Kooxda Real xaley waa ay dedaashay laakin ma u suuragalin in ay u soo gudubto ciyaarta Finalka ee bishan ka dhaceysa garoonka Webley ee magaalada London.

Goolasha labada ayaa yimid waqtigii dambe oo Masuut Özil ayaa daqiiqadii 83-aad kubad fiican siiyay xidigga reer Farance ee Kariim Benzema, isla shan daqiiqo kaddin Sergio Ramos ayaa gookii labaad dhaliyay daqiiqadii 88- waxaana goolkaas suuragaliyay Kariim Benzema

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here